|
|
|
Saliibiyiinta Mareykanka oo 4 ka mid ah lagu
dilay Dalka Ciraaq |
|
Waxaa
lagu dilay Dalka Ciraaq 4 ka mid ah Saliibiyinta Mareykanka ee xooga
ku qabsaday Dalka Ciraaq,askartan la dilay Maalintii Talaadada xili
ay ku sugnaayeen Magaalada Baqdaad. 01 July
2009
sii akhri
..... |
|
Degmada Wala-weyn oo Xad Rajmin ah oo lagu
fuliyey nin kufsaday Gabar ka dibna ceeji ku dulay. |
|
Degmada
Wala-weyn ee Gobolka Sh/hoose ayaa shalay waxaa ka dhacay Xad lagu
fuliyey nin kufsaday gabar ka dibna ceeji nafta uga qaaday.ninkan oo
Magiciisa lagu sheegay Max’ed Max’ud Cabdi da’diisuna aheyd 27 jir
ayaa Maxkamada islaamiga ah. 29 june 2009
sii akhri..... |
|
Hubka Marekanku siiyey Kooxda Shariif waxa uu
Qaniimo u yahay Xoogaga Mujaahidiinta inshaa allaah |
|
Horay
ayaa waxaa la yiri nin baa xaday Durbaan ka dibna ninkii laga xaday
ayaa yiri halkee lagu yeerinayaa taas oo uu ka wado goobta lagu
tumayo,waxaa ay Dowlada Saliibiga ah ee Mareykanku sheegtay in
dhawaan ay shixnad hub ah ku wareejisay 29
june 2009
sii akhri..... |
|
Dagaalkii Saaka ka biliwday Deegaanka Ceel
Baraf oo soo gababoobaya iyo Maleeshiyadkii Calol uusta oo la sii
baacsanayo. |
|
Dagaalo
culus ayaa Saaka ka bilowday Deegaanka Ceel baraf ee
degmada Mahadaay kaasi oo dhex maraya Xoogaga Mujaahidiinta iyo
Maleeshiyaadka Calol Uusta ee laga cayrshay Degmada Jowhar iyo
Deegaamada ka agdhow. 28 june 2009
sii akhri..... |
|
Dowlada Saliibiga ah ee Kenya oo sheegtay in
aysan fara la galayn arimaha Soomaaliya |
|
Gudiga
nabadgalyada ee dowlada Saliibiga ah ee Kenya ayaa si buuxda isugu
raacay in xiligaan aan ciidanka Milireiga dalka Kenya loo dirin
wadanka Soomaaliya ee dariska,shir ay shalay isugu yimaadeen gudiga
sare ee nabad sugida dalka Kenya uuna shir gudoominayey
26 june 2009
sii akhri
..... |
|
Dowlada Saliibiga ah ee Mareykanka oo
cadaysay in Saanad Malatari u direyso Kooxda Ridada ee ku go’dosan
Muqdisho |
|
Dowlada
Saliibiga ah ee Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in ay taageero
Malatari u direyso Kooxda shariif,warkan ayaa waxaa qortay
Jariidadda The
Washington Post ee ka soo baxa Dalka Maraykanka cadadkeedii soo
baxay maalintii Khamiista aheyd.26 june 2009
sii akhri
..... |
|
Bayaanka ka soo baxay
Mujaahidiinta Al-Xisbul Islaami kaas oo ku aadan aragtidooda ku
aadan xaalada Soomaaliya. |
|
Mujaahidiinta
Xisbul Islaami ayaa Bayaan cad waxa ay ka soo saareen xaalada
Soomaaliya ay mareyso iyo sida ay u arkaan xalka Dalka,sidoo kale
sida ay u rakaan Gaalada AMISOM eek u soo duushay Dalka.
25 july 2009
sii akhri ..... |
|
Gaalka ugu sareeya Itoobiya Malas Zinaawi ayaa
sheegay in aysan ciidan u soo direyn Soomaaliya isla markaasna
cadeeyey taageerada Kooxda Shariif |
|
Gaalka
ugu sareeya Dowlada Saliibiga ah ee Itoobiya Malas Zinawi ayaa mar
uu shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Addis Ababa waxa uu sheegay in
uusan ku tala jirin in uu ciidamo u diro Soomaaliya isaga oo og
kuwii hore ee uu u diray wixii ka raacay. 25
july 2009
sii akhri ... |
|
Mujaahidiinta Xisbul Islaam oo u magacaabay
Maamul Islaamiya Degmada Afgooye |
|
Mujaahidiinta
Xisbul Islaami ayaa waxa ay u magacaabeen Degmada Afgooye Maamul
cusub kaas oo maamula Degmadaasi.xafladaan lagu magacaabayey
Maamulkan cusub ayaa waxa ay ka dhacday Isniintii Xarunta degmada
Afgooye. 24 june 2009
sii akhri
..... |
|
Maxaa ka jira in Yuusuf Dhuumaal oo ahaa
Taliyaha Maleeshiyaadka Shariif uu ku dhaawacmay duqeyn ay
Mujaahidiintu u gaysteen Villa Soomaaliya. |
|
Wararka
ka soo baxaya Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in
Taliyihii Maleeshiyaadka Kooxda Shariif uu dhaawac xaga lugaha ah ka
soo gaaray ka dib markii ay xoogaga Mujaahidiintu duqeyn xoogan u
gaysteen Xarunta Madaxtooyada ee Muqdisho. 24
june 2009
sii akhri
..... |
|
Afhayeenka Cadowga Itoobiya Barakat Saimon oo sheegay mid waajib ah
in la difaaco Kooxda Shariif. |
|
Afhayeenka Cadowga Itoobiya ayaa waxa uu sheegay
in ay soo wajahday khatr aan caadi aheyn Kooxda Shariif oo uu ku
tilmaamay in ay tahay Dowlada Sharciga ah ee Soomaaliya,ninkan ayaa
waxa uu intaasi ku daray in loo baahan yahay sidii loo bad baadin
lahaa
21 june 2009
sii
akhri ..... |
|
Wararkii hore |
|
Sh.Xasan
Daahir Aweys ayaa shaaca ka qaaday in ay la dagaalamayaan cidii ku
soo duusha Dalka Soomaaliya,Gudoomiyaha Al-Xisbul Islaami ayaa waxa
uu balan ku qaaday in ay la gali doonaan dagaal adag kaas oo la mid
ah kii ay hada ka hor la galeen Cadowgii Itoobiya
21 june 2009
sii
akhri ..... |
|
Gudoomiyaha Golaha Sharci dajinta Allaah Sokodi ayaa waxa uu yeeray
afka labadiis isga oo u qaylo dhaansaday walaalihiisa Itoobiya Iyo
Kenya,ninkan ayaa waxa uu shir jaraaid ku qabtay goob uu ku
hareereeysan yahay kana mid ah Magaalada Muqdisho,intaasi waxa uu ku
daray 21 june 2009
sii akhri ..... |
|
Dagaal
aad u culus ayaa saaka waabarigii waxa uu ka bilowday qaybo balaaran
oo ka mid ah Degmooyinka Magaalada Muqdisho,dagaalka oo hada socda
ayaa waxa uu xoogiisi ka socdaa Maana Boolyo iyo Beexaani
halkaasoo wararka naga soo gaaray Jiida hore ee Jihaadka ayaa
waxa ay
20 june 2009
sii akhri..... |
|
Wararka
naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in talo
ku cadaatay kooxda Sahriif ee maganta u ah Saliibiyiinya AMISOM eek
u soo duulay Soomaaliya,warkan ayaa waxa uu tibaaxayaa in haraadigii
Xubnihii Golaha Sharci Dajinta Allaah sokodi
20 june 2009
sii akhri
..... |
|
Degmada Kaaraan oo gabi ahaanba u gacngashay Xoogaga Mujaahidiinta
iyada oo halkaasi lagu dilay Eng:Xussen Cadow oo ka mid ahaa
Hogaamiya kooxeedyadii Magaalada Muqdisho,dagaalkan Degmada Kaaraan
ayaa yimid ka dib markii 19 june 2009
sii akhri
..... |
|
Wararka
ka soo baxaya Camaliyadii Istishhaadiyada aheyd ee lala eegtay
Hotlel Madiina oo ku yaala Bartamaha Magaalada B/weyne ayaa waxa ku
geeriyooday Wasiirkii Amniga Qaranka ee Kooxda Shariif sidoo kale
waxaa iyana ku bakhtiyey C/kariim Farax (Laqanyo) oo ahaa
18 june 2009
sii akhri ..... |
|
CumarXaashi
aadan oo uqaabilsanaa Kooxda shariifka aminiga qaranka iyo C/kariim
faarax laqanyo iyo waliba saraakiil itoobiyaan ah oo ku
Bakhtiyay Camaliya istish haadiya ah xili eey kusugnaayeen hoteel
madiina ee kuyaala gudaha magaalada B/weeyne waxii kasookordha dib
ayaan idinkala soo socdisiin doonaa inshaa allaah
18 june 2009 sii
akhri ..... |
|
Dagaaladii
ka socday shalay Magaalada Muqdisho ee u dhaxeeyey Xoogaga
Mujaahidiinta iyo Maleeshiyaadka Calool Uusta ayaa Mujaahidiintu
waxa ka soo hoyen guulo wax ku oola,dagaaladaan oo ka dhacayey
Degmooyinka Hodon,iyo. 18 june 2009
sii akhri |
|
Taliyaha
Ciidamada booliska banaadir ee
Kooxda Shariif u qaabilsanaa Gobolka Banaadir oo ku
Bakhtiyey Xerada Gaalo Madowda AMISOM ka dib markii uu ka soo gaaray
dhaawac halis ah dagaaladii shalay ee Degmada Kaaraan.
17 june 2009
sii akhri ..... |
|
Wararka
aanu ka heleyno Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay xaqiijinayaan in
Qabuuriyiintii ku sugnaa Gobolka Galgaduud ay gabi ahaanba iskaga
carareen Magaalooyinka Dhuusa Mareeb iyo Guri Ceel.
17 june 2009
sii
skhri ..... |
|
Xoogaga Mujaahidiinta ee shalay Dagaalka la galay Calool Uusta
Kooxda Shariif ayaa waxaa isasa soo taraya faah faahin ku aadan
dagaaladaasi oo ilaa iyo Xalay soo gaaray,wararka ka soo baxaya
Saraakiisha sar sare ee Mujaahidiinta ayaa xaqiijinaya in.17
june 2009
sii skhri..... |
|
Xoogaga
mujaahidiinta ayaa saaka waxa ay la galeen dagaal culus kooxda
Ridada ee uu hogaamiyo Shariif koofiyad dheere kuna sugnaa Galgalato
iyo Ceel Cadde Mujaahidiinta ayaa waxa ay ku ekeeyey weerar
maleeshiyaad halkaasi. 16 june 2009
sii akhri.....
|
|
Max’ed
Roble Jimcaale (Goobaale)oo ka mid ah saraakiisha Ashahaado
ladirirka Kooxda Shariif ayaa waxaa loo wadaa dhawaan in loo
magacaabo Taliyaha Ciidamada Kooxda Shariif ee nafla caariga ku ah.
16 june 2009
sii akhri.....
|
|
Kooxda
Shariifka oo ah koox loo soo asaasay in ay dagaal la galaan Xoogaga
Mujaahidiinta ka markii ay dalka ka saareen isla markaasna ka
adkaadeen gumeeysigii Itoobiya ayaa waxa ay.
16 june 2009
sii akhri..... |
|
Cumar
Xaashi oo ka mid ah Ashahaado la dirirka Soomaaliya dhawaana soo
gaaray Magaalada B/weyne ,Cumar Xaashi ayaa waxa uu ka waday
Gobolka Hiiraan. 13 june 2009
sii akhri
..... |
|
Gudoomiyaha
Al-Xisbul Islaami Shiikh Xasan Daahir Aweys ayaa shir jaraa’id oo uu
ku qabtay Xarunta Xisbiga ee Magaalada Muqdisho uga hadlay arimo
dhinacyo badan taabanaya kuwaasoo ku saabsan xaalada ay mareyso Soomaaliya iyo
waliba. 09 june 2009
sii akhri
...... |
|
Yuusuf
Indha cadde oo ku dhaawacmay dhawaan dagaaladii ka socday Degaanka
Yaaqshiid ayaa waxa loo qaaday Magaalada Nairobi ee dalka
Kenya,wararka naga soo gaaraya Magaalada Naoribi ee Dalka Kenya 07 june
2009 sii
akhri ..... |
|
Wararka
naga soo gaaraya deegaanka Wabxo ayaa waxa ay xaqiijinayaan in Dadka
deegaankaasi ay shalay u sameeyeen Qado sharaf iyo xoolo ay u qaleen
Mujaahidiinta ku sugan Deegaanka wabxo halkaasoo uu ka dhacy dagaal
culus 07 june
2009
sii akhri
..... |
|
Xoogaga
Mujaahidiinta ayaa waxa ay cagta mariyeen mooryaantii Kooxda ridada
ee ku sugneyd Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir,Dagaalkan oo
ahaa mid adag isla markaasna bilowday shaly ayaa waxa ay Xoogaga
Mujaahidiintu 03 june
2009
sii akhri |
|
Dagaal
adag ayaa waxa uu ka socdaa Degmada Yaaqshiid halkaasoo ayku
dagaalamayaan Xoogaga Mujaahidiinta iyo mooryaanta Ridada oo
halkaasi soo galay shaly Subax,Mujaahidiinta ayaa waxa ay shaly
galab hareereeyeen aaga. 03 june 2009 sii akhri |
|
|
|
keydka
wararka |